Deeq A. Posted February 21, 2021 (SLT-Muqdisho)-Waxaa goor dhawayd Magaalada Muqdisho gaar ahaan cisbitaalka Martiini ku geeriyootay Fanaanadii Faadumo Cali Nagruuma oo ka tirsaneyd hobolada Waaberi. Allaha u naxariistee Faadumo Cali Nagruuma ayaa la sheegay in maalmihii lasoo dhaafay ay ku xanuunsaneysay cisbitaalka Martiini, isla markaana waxaa haleelay Cudurka halista ah ee COVID-19. Geerida Marxuumada ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah Eheladeeda Source Share this post Link to post Share on other sites