Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynayaasha Puntland & Jubaland oo ku soo wajahan Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubaland ayaa lagu wadaa in ay soo gaaraan magaalada Muqdisho si ay uga qeyb galaan shirka wadatashiga dooraashooyinka dalka oo uu dhawaan ku baaqay Madxaweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo kaasi oo ka dhacaya magaalada caasimada ah ee Muqdisho.

Sidoo kale waxa magaalada muqdisho ku sugaan madaxweynaaasha maamulada galmuudg axmed cabdi kaariye qoorqoor madaxweynaha koonfur galbeed soomaaliya cabdi casis maxamdu lafta gareen  madaxweynaha maamulka hirshabelle Cali guud laawe iyo gudoomiyaha gobolka bnaaaidr ahna duqa muqdisho cumar maxamdu cumar filish

Marka ay madweynayasha puntland iyo jubaland ay soo gaaran muqdisho ayaa la filayaa in shirka uu furmo si loo sii ambaqaado qodobadii lagu heshiiyay oo ay soo diyaariyeen gudiga farsamada ee madaxda dowlada iyo kuwa maamul goboledyada dalka ay ku yeesheen Beydhabo .

Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxa uu wdaaa dadaalo  isku soo dhaweyn kara madaxda maamul goboleedyadda dalka iyo gobolka Banaadir si xal looga gaaro in doorasho si xasilooni ah ku qabsoonto .

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this