Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulan Villa Soomaaliya iga socda Farmaajo, Qoorqoor iyo Laftagareen

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Xilkiisu Dhamaadey Jaale Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa caawa kulan kula leh Villa Soomaaliya Madaxweynayaasha Hirshabele, Koonfur Galbeed iyo Galmudug.

Kulanka ayaa ah kii looga hadlayay Arimaha Doorashada ee ay diideen kasoo qaybgalkiisa Jubbaland iyo Puntland.

Wixii kasoo kordha kala soco Puntlandi.com

278FE7E8-1AE2-4136-BFA3-ED8F658D8314.jpe

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this