Deeq A. Posted February 20, 2021 Cabdirshiid Yusuf Jabril Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa maanta si diiran loogusoo dhaweeyey Magaalada Nairobi. Xubno ka tirsan Jaaliyada Ayaa Gudoomiyaha uga hortagay Garoonka Diyaarada Jombo Kenyata Airport ee Magaalada Nairobi. Gudoomiyaha ayaa kulan la qaadan doona Jaaliyada uu uga warbixinayo Xaalada Dalka Puntlandi.com The post Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Nairobi gaaray appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites