Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Nairobi gaaray

Recommended Posts

Deeq A.   

Cabdirshiid Yusuf Jabril Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa maanta si diiran loogusoo dhaweeyey Magaalada Nairobi.

Xubno ka tirsan Jaaliyada Ayaa Gudoomiyaha uga hortagay Garoonka Diyaarada Jombo Kenyata Airport ee Magaalada Nairobi.

Gudoomiyaha ayaa kulan la qaadan doona Jaaliyada uu uga warbixinayo Xaalada Dalka

Puntlandi.com

64492057-A4CB-40AC-BE9E-928A8A7B7C8B-654 090B24BB-5B22-4E5B-80BD-667C7325AFFE-800 84EE1EAB-FEA6-4168-B37E-C16B38E6A56E-597

The post Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Nairobi gaaray appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this