Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo : – M/weynihii hore Sheekh Shariif iyo Golaha Midowga Musharixiinta oo ku baaqay Banaanbax cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaweynihii hore ee Dawlada Federaalja Somaaliyeed isla markaana aha Guddoomiyaha Golaha Midowga Musharraxiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ay garab joogaan Musharraxiinta xilka Madaxweynaha ayaa maanta ku dhawaaqay Banaanbax cusub oo aad u balaaran, isagoo fal dambiyeed ku tilmaamay in ciidamadii uu qaybta ka ahaa dhismaha iyo yabyabkooda in loo adeegsado shacbi somaaliyeed oo ku guda jira Banaanbax Nabadeed.

Halkan ka dhageyso Shirka-jaraa’id ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed :

The post Daawo : – M/weynihii hore Sheekh Shariif iyo Golaha Midowga Musharixiinta oo ku baaqay Banaanbax cusub appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this