Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamulka Gobolka Banaadir oo Agab Caafimaad ku wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka XFS+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta ku wareejiyay Agab Caafimaad Wasaaradda Caafimaadka ee XFS, si wax loogu qabto dadka la xanuunsanaya Caabuqa Coved19 ee ku jira Cusbataalka Martiini.

Agabkan oo isugu jira qeybaha kala duwan ee lagula tacaalo Cudurka Covid 19 ayaa waxaa ka mahad celisay Wasiirka Caafimaadka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Fowziya Abiikar Nuur iyadoo aad usoo dhoweysay tallaabadan ay qaadeen maamulka Gobolka Banaadir.

FILISH0.jpg FILISH1.jpg FILISH2.jpg FILISH5.jpg FILISH6-1.jpg FILISH8.jpg FILISH9.jpg FILISH11.jpg FILISH12.jpg FILISH13.jpg FILISH14.jpg FILISh17.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this