Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland oo ku wajahan Nairobi

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa maanta oo Sabti ah ku wajahan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Safarka Guddoomiyaha ayaa ku saabsan Arrimo khuseeya Shaqada Golaha Wakiilada, sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo ka tirsan xildhibaannada Baarlamanka Puntland.

Wararku waxay sheegayaan in Guddoomiye Cabdirashiid uu sidoo kale la kulmi doono hay’adaha daneeya Arrimaha Horumarinta Soomaaliya, gaar ahaanna dowladda Puntland.

PUNTLAND POST

The post Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland oo ku wajahan Nairobi appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this