Sign in to follow this  
Deeq A.

COVID-19 oo in ka badan 100 kun oo qof ruux ku dilay Qaaradda Afrika

Recommended Posts

Deeq A.   

Dadka uu haleelay xanuunka COVID-19 ee qaarada Afrika waxay haatan tiradooda kor u dhaaftay 100,000 sida ay sheegeen shaqaalaha caafimaadka.

Dalka koonfur afrika ayaa ah kan ugu dhimashada badan guud ahaan qaarada afrika

Koonfur afrika waxa xanuunkaas uu salfaday 48,859 taas oo ku dhow kala bar dadka afrika Covid-19 ugu dhintay

Afrika oo ka kooban 53 dal waxaa ay la harjadeysaa sidii ay u heli laheyd talaalka Covid-19 kaas oo dhaqaale badan iyo tasiilaad dheeri ah oo dhanka gaarsiinta ah u baahan.

14 February sanadkii 2020 ayaa kiiskii ugu horeeyay Karoona qaarada Afrika waxaa laga diiwaan galiyay dalka Masar.

PUNTLAND POST

The post COVID-19 oo in ka badan 100 kun oo qof ruux ku dilay Qaaradda Afrika appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this