Sign in to follow this  
Deeq A.

Safaarada Maraykanka oo shaacisay in Dad ku dhinteen weerarkii Maanta ee Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Qoraal kasoo baxay Safaarada Maraykanka ayaa lagu sheegey in Dad gaaraya 20 Qof ay dhawac iyo Dhimasho kasoo gaartay weerarkii Maanta ay Ciidamadu ku qaadeen Dibadbaxayaasha iyo Musharixiinta.

Warar waxaa jira sheegaya in 3 Qof ay ku geeriyoodeen weerarkii Xalay halka tiro kalama ay ku dhawacmeen.

Ilaa hada si kale looma shaacin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Rasaastii Xalay iyo Maanta lagu weeraray Dibadbaxyada

Hoos ka Akhriso Qoraalka Safaarada Maraykanka

D8CE49F5-9AB2-4C27-A984-8312C0EA9EB1-389 26D009EB-4326-43F0-AA7A-CC1C71492BE0.jpe

The post Safaarada Maraykanka oo shaacisay in Dad ku dhinteen weerarkii Maanta ee Muqdisho appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this