Deeq A. Posted February 19, 2021 Maamulka Jubbaland ayaa war ka soo saaray xaaladda Magaalada Muqdisho oo saacadihii u danbeyay kacsaneyd. War-saxaafadeed ka soo baxay Jubbaland ayaa lagu cambaareeyay dhacdooyinkii xalay illaa Maanta ka dhacayay caasimadda. Qoraalka ka soo baxay Jubbaland ayaa sidoo kale nasiib darro lagu tilmaamay in ay taha in ciidamadii difaaca dalka loogu tala galay in dhibaateynta shacabka qeyb ka noqdaan. Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka Jubbaland Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites