Sign in to follow this  
Deeq A.

Ururada Bulshada Rayidka Oo Baaq U Diray Dhinacyada Isku Haysta Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Ururada bulshada rayidka ayaa war ka soo saaray xaaladda dalka si gaar ah dagaaladii saacadihii u danbeyay ka dhacay magaalada Muqdisho.

War saxaafadeed ka soo baxay Bulshada Rayidka ayaa lagu cambaareeyay weeraradii ka dhacay Muqdusho.

Qoraalka ka soo baxay Ururada Bulshada rayidka ayaa sidoo kale Musharixiinta iyo Dowladda loogu baaqay in wada hadal lagu dhameeyo khilaafaadka jira.

Hoos Ka Akhriso War Saxaafadeedka Ururrada Bulshada Rayidka.

received_433285021087336.jpeg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this