Sign in to follow this  
Deeq A.

Shacabka Muqdisho waxay kooxkoox usii lugaynayaan Daljirka Dahsoon

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada Dowlada ayaa la dhigay Wadooyinka waaweyn ee Muqdisho si ay u hor istaagaan Shacabka kusii qulqulaya Daljirka Dahsoon.

Waxaa lagu balansanyahay In Shacabku isugu yimaadaan Daljirka Dahsoon halkaasoo Salaada Jamce kadib uu Mudaharaadku ka bilaaban doono , Saaka waabarigii waxaa bilowdey in Shacabku ay Kooxkoox usoo lugeryaan Daljirka Dahsoon , meelahabqaar Ciidamada Dowlada ayaa hor istaagay Dadka usii lugaynayaan Bartamaha Magaalada.

Waxaa jira Dad ay Ciidamadu Xabadeeyeen, kadibna laga tuurtuuray Boorarkii ay wateen.

Wixii soo kordha kala soco halkaan

Puntlanfi.com

The post Shacabka Muqdisho waxay kooxkoox usii lugaynayaan Daljirka Dahsoon appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this