Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii u dambeeyay, Ciidamada Mucaaradka oo la wareegay Wadooyin muhiim ah iyo kuwa Dowlada oo iyana fariistay Wadooyin kale

Recommended Posts

Deeq A.   

Caawa waxay Ciidamada Mucaaradka iyo kuwa Xukuumadu ay kukala tartamayaan inay kukala hormaray Wadooyinka Muhiimka ah.

  • Wadada 21 Oktobar waxaa la wareegay Ciidamada Mudharixiinta, wadadaan waa muhiim waa wadada loo Mari Dekada, Tarabuunka, Isgoyska Soobe iyo Wadada Taleex waxaa fariistay oo la wareegay Mucaaradka
  • Qaybo kamida wadada Maka Al mukarama Sayidka waxaa la keenay Ciidamo dheeraada oo kuwa Dowlada ah.
  • Daljirka Dahsoon waxaa La wareegay Ciidan uu wato Indhacade.

Meelaha qaar Labada Ciidan aad ayay isugu dhowyihiin, Ciidamada Amisom ayaa iyana heegan la galiyey sida lagasoo xigtay Saraakiil Xalane ku sugan.

Inta badan Madaxweynayaashii Maamul Goboleedyadu Way ka baaqdeen Shirkii uu dhalay iclaamiyey Madaxweyna Xilkiisu fhamaadey.

Xaaladu waxay u muuqataa in hada lagasoo gudbay Xiligii Xukuumada iyo Maamul Goboleedka oo qura ay Xaaladu ka dhaxaysay, Caawa waxay isu badashay Mucaaradka iyo Xukuumada Wakhtigeedu Dhamaadey.

Puntlandi.com Muqdisho

The post Wararkii u dambeeyay, Ciidamada Mucaaradka oo la wareegay Wadooyin muhiim ah iyo kuwa Dowlada oo iyana fariistay Wadooyin kale appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this