Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirada Galmudug?

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa shir guddoomiyey kulanka todobaad-laha ah ee golaha wasiiradda oo looga hadlay arrimo muhiim ah.

Kulanka maanta wasaaradda maaliyada ayaa golaha wasiirada waxay u qeybisay miisaaniyad sanadeedka 2021-ka.

Sidoo kale wasaaradda caafimaadka ayaa laga dhagaystay warbixin ku saabsan laba-kaclaynta faafa ee Covid -19.

Ugu dambeyn wasaaradda amniga ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa golaha la wadaagtay warbixin amni.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

151740245_3727048967332104_5641869872689737371_o150690191_3727049103998757_5113551174218229928_o151755590_3727048867332114_3496508990447225560_o152217822_3727048567332144_1869964160404845532_o

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this