Sign in to follow this  
Deeq A.

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Recommended Posts

Deeq A.   
1-15.jpg?resize=624%2C430&ssl=1

Ganacsade Soomaaliyeed ayaa saacadihii la soo dhaafay lagu dilay dalka Koonfur Afrika sida laga soo xigtay xubno ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas.

Magaalada Darban ee dalka koonfur Afrika ayaa lagu dilay Marxuumka, waxaana lagu  magacaabi jiray Mohamed dheere inkastoo aan faahfaahin kale laga helin dilkiisa.

Marxuumka ayaa la sheegay in ay dileen Rag hubaysan oo aan Haybtooda la garan, kuwaas oo goobta isaga baxsdaya dilka kadib.

Dilalka loo gaysanayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalkaas ku ganacsada ayaa maalmihii u dambeeyay sii kordhayay.

PUNTLAND POST

The post Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this