Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkii Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada oo Muqdisho ka dhacaya

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirkii Wadatashiga Arimaha Doorashada ayaa aakhirkii la isku raacay in Muqdisho lagu qabto, maalinka beri ah ayaana la filayaan in Wafuuda u horaysa ay yimaadaan Muqdisho.

Shirkii Baydhabo kusoo dhamaadey ayaa gogoldhig u ahaa Shirka Madaxda Sare isugu imaanayaan,

Puntlandi.com

The post Shirkii Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada oo Muqdisho ka dhacaya appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this