Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Galmudug oo Isku Diyaarisay Dhuusamareeb 5

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa saacadihii tagay la shaaciyey in guddiga farsamada ee dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo Banaadir ay is afgarad ka gaareen khilaafaadka jiray sida guddiyada lagu muransanaa iyo arrinta Gedo.

Qoraalka ay Soo saareen guddiga, waxaa lagu sheegay in shirka uu dhacayo 18-ka oo berri ah laakin ma magacaabin meesha uu ka dhacayo.

Goobjoog News ayaa ogaatay in maamulka Galmudug uu si rasmi ah u codsaday gogosha Shirka iyo inuu dhameystiro shaqada uu horay u bilaaay.

Lama oga maamulka Farmaajo inuu aqbalayo iyo in kale, iyada oo uu horay Farmaajo u sheegay inuu Shirka ka dhacayo Garoowe

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this