Sign in to follow this  
Deeq A.

Ganacasatada Somaliland Iyo Puntland Oo Hakiyay Isticmaalka 50 Dollar

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Magaalooyinka Hargeysa, Wajaale, Burco iyo Garoowe ayay wararku Sheegayaan In Ganacsatadu ay hakiyeen isticmaalka $50.

Lacagtan oo taariikhdeedu tahay 2013 ayay Ganacsatadu diidmadeeda u dacal Saarayaan inay tahay been Abuur.

Ethiopia ayaa dhawaan xidhxidhay Rag La sheegay inay Dollar been abuur ah farsamaynayeen, kuwaas oo malaayiin ku sii daayay Suuqyadda.

Waxaanse la Hubin In Lacagtaas been abuurka ah ee Ethiopia Lagu Sameeyay ay Soo Gashay suuqyadda Magaalooyinka Somaliland iyo Puntland.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this