Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiyaha Aqalka Sare Oo Sheegay In Ay san Jirin Shirarka Doorashooyinka Cid Somaliland Ku Mateshay

Recommended Posts

Deeq A.   

Cabdi Xaashi Cabdullahi gudoomiyaha Aqalka Sare BJFS ayaa war ka soo saaray khilaafka arimaha soo xulista guddiga doorashada xildhibaanada Somaliland.

Gudoomiyaha Aqalka sare ayaa sheegay in aysan jirin is afgarad laga gaaray arinta soo xulista guddiga doorashooyinka xildhibaanada Baarlamaanka ka soo galaya Somaliland.

Qoraal ka soo baxay xafiiska Cabdi Xaashi Cabdillahi, ayaa waxaa Sii-hayaha madaxweeynaha lagu eedeyay in ay isaga iyo xukuumaddiisa ay dadaal dheer ku bixiyeen sidii shirarka doorashooyinka aysan cid ka socota Somaliland qeeyb uga noqon lahaayeen.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Cabdi Xaashi Cabdillahi

149395100_735900060398222_72355900250438

151216457_4031609393558895_5921484299343

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this