Sign in to follow this  
Deeq A.

Shaqaalaha dowladda oo la fasaxay & sababta ka dambeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada XFS oo hakisay xaadirinta shaqaalaha dowladda .

Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada dowladda Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa lagu sheegay in la hakiyay xaadirinta shaqaalaha dowladda si looga hortago faafitaanka covid-19 oo markale kasoo labo kacleeyay gudaha dalka.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:

e95f3c07-8b57-41b7-b8dc-fc9f0772fde7.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this