Sign in to follow this  
Deeq A.

Sheekh Baaruud oo geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16135151351893703.jpg?resize=720%

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo kamid ahaa culimada Soomaaliyeed ayaa caawa ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Sheekh Baaruud ayaa ku geeriyooday isbitlaalka Martiini oo xaalad caafimaad loo geeyay, lamana xaqiijin in uu u geeriyooday Covid-19 iyo in kale.

Cudurka Covid-19 ayaa ku soo labakacleeyay Soomaaliya, kaas oo saacadihii la soo dhaafay ay u geeriyooday dad ka badan 10 qof.

Geerida Sheekh Baaruud waxaa ka tasciyeeyay madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada.

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan wuxuu kamid ahaa culimada ugu caansan Soomaalida.

PUNTLAND POST

The post Sheekh Baaruud oo geeriyooday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this