Sign in to follow this  
Deeq A.

DEG DEG: Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo caawa geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ahaa culumada Soomaaliyeed.

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan  oo ka mid ahaa Culimada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa ku geeriyooday Isbitaalka de Martini ee Magaalada Muqdisho.

Sheekh Gurxan ayaa sida la sheegay u geeriyooday cudurka Coronavirus oo uu la xanuunsanaa.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this