Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliska Booliiska Oo Amar Ku Soo Rogay Gaadiidleyda Degmada Cadaado

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliska ciidamad Booliiska degmada Cadaado ayaa amar ku soo rogay gaadiidleeyda degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud.

Warqad qoraal ah oo ka soo baxday xafiiska Taliye ku-xigeenka Booliska magaalada Cadaado ayaa lagu amray in darawalada gawaarida mirayada madawga ah wata ay iska soo diiwaan geliyaan saldhigga booliiska degmada Cadaado.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Taliska Booliiska Degmada Cadaado.

War.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this