Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland: Guddi loo magacaabay khilaafaadka doorashooyinka golayaasha deegaanka

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16134756182759002.jpg?resize=720%

Guddiga kumeelgaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa magacaabay Guddiga xallinta khilaafaadka iyo cabashooyinka doorashooyinka golayaasha deegaanka Puntland.

Guddiga ayaa ka kooban 9 xubnood oo 4 kamid ah, kamid yihiin Guddiga sare ee doorashada, halka 5 kalana ay ka yimaadeen qeybaha bulshada.

Magacyada Guddiga xallinta khilaafaadka iyo cabashooyinka doorashooyinka golayaasha deegaanka Puntland ayaa kala ah.

1. Guuleed Saalax Bare
2. Cali Jaamac Faarax
3. Xafso Salaad Maxamed
4. Cabdirisaaq Axmed Siciid
5. Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf
6. Eng. Salaad Xareed Cali
7. Saalim Siciid Saalim
8. Sareedo Maxamed Xasan Jeyte
9. Dr. Maxamed Xasan Maxamed

Guddiga kumeelgaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa bisha Juun ee sanadkan doorashooyin gole deegaan oo hordhaca ka qaban doona degmooyinka Qardho, Eyl iyo Uffeyn.

FB_IMG_16134756223601485.jpg?resize=720%

PUNTLAND POST

The post Puntland: Guddi loo magacaabay khilaafaadka doorashooyinka golayaasha deegaanka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this