Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: 4 Sano Kahor, Maanta oo Kale Ayaa Xilka Lagu Wareejiyey Farmaajo!

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa manta afar sano laga joogaa maalintii uu xilka la wareegay madaxweynaha waqtigiisu dhacay Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay, oo ka dhacday madaxtooyada ayna kasoo qeyb galeen isaga iyo madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sidaasi lagu sameeyey, taasi oo keentay inuu ka guuro Hotel uu ka deganaa magaalada Muqdisho.

Xafladda waxaa sidoo kale kasoo qeyb galay guddoomiyaha golaha shacabka Jawaari, Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi, Xildhibaano, wasiiiro xukuumadda Xasan Sheekh ah iyo mas’uuliyiin kale.

22-ka isla bishaas waxaa uu Farmaajo dhigtay xaflad caleemo saar ah oo ay kasoo qeyb galeen madax gobolka ah.

salaan2-1024x683.jpg salaan-3-1024x683.jpg salaan-4-1024x683.jpg la-1024x683.jpg salaan-1024x683.jpg

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this