Sign in to follow this  
Deeq A.

R/wasaare Rooble oo furay shirka Guddiga Farsamada + Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay shirka Guddiga Farsamada ee Qaban-qaabada Shirka Wadatashiga Qaran oo kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay Baydhabo.

Ra’iisul Wasaaraha oo habka fogaan aragga uga qeyb galay shirka ayaa guddiga kula dardaarmay in ay si hufan oo daacadnimo ah u gutaan shaqada loo igmaday.

95dfaeef-627d-4b88-b494-64885605b592.jpg 96e989e9-0658-4502-82c0-7aecad08e3ff.jpg 624a07f8-495b-459d-99fd-3d9642b0c6f3.jpg 151041972_2917642145133567_5344270165328

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this