Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye-xigeenka Wakiilada S/land oo shaaciyey inuu ku biiray Xisbga Waddani

Recommended Posts

Deeq A.   
Bismillaahi Raxmaani Raxiim.
Aniga oo ah Mud. Ahmed Yaasiin Sh. Ali Ayaanle
Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee GOLAHA WAKIILADA JSL waxaan halkan ku wargelinayaa dhamaan shacabi weynaha Jamhuuriyada Somaliland, kadib markii aan la tashi badan sameeyay,
waxa aan go’aansaday aniga iyo tageerayaasheyduba in aan ku biirno Xisbi Weynaha Heer Qaran ee Wadani taasi oo bandhigeedu yahay malinta salasada ee taariikhdu tahay 16ka bishan February 2021 .
Alla Mahad Leh
May be an image of 1 person and standing

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this