Deeq A. Posted February 14, 2021 Kulan saxaafadeed ay isugu yimaadeen Madasha Murashixiinta ayay ku sheegeen in laga quustay Xukuumada inay Dalkaan Doorasho ka qabato isla markaasna aysanba muuqan Dadaal socda. Murashixiintu waxay ku baaqeen in Xukuumada lagu ridi kacdoon Dadweynaha oo nabadeed, Laga bilaabo jamcadana la sameeyo isusoo bax . Hadalka kasoo yeeray Murashixiinta ayaa muujinaya inuu burburay Fadaalkii loogu jiray in Wadahadalo ay ka furmaan Muqdisho, Puntlandi.com Muqdisho The post Mucaaradka oo hanjabaad iyo baaq diray appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites