Sign in to follow this  
Deeq A.

Maraykanka oo Fariin Adag u diray Madaxda Soomaalida

Recommended Posts

Deeq A.   

Qoraal ah Safaarada Maraykanku soo dhigeen Twitter-ka ayaa lagu booriyay Hogaamiyayaasha Soomaaliya inay muujiyaan foojignaan Siyaasadeed lana fuliyo Heshiiskii 17 Sebtember lagu gaaray Muqdisho.

Qoraalka Safaarada ayaa u muuqda mid si gaara loola hadlayo Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Waakan Qoraalkii Safaarada Maraykanka

  • Waxaan ka codsaneynaa hogaamiyaasha inay xaliyaan arimaha looga dooday Dhuusomareeb, lana fuliyo heshiiskii Sebtember 17 & in la qabto doorashooyinka waqtigaan gaaban. Waxaa la joogaa waqtigii la muujin lahaa hoggaan dhiirrigelin leh, hufnaan iyo midnimada ah iyo in la sameeyo waxa saxda ah oo Soomaaliya tusaale ugu noqoto mustaqbalka Afrika.
611834D7-8BB1-4D2C-80DA-E481863BC47C-475

The post Maraykanka oo Fariin Adag u diray Madaxda Soomaalida appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this