Sign in to follow this  
Deeq A.

Faahfaahin Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Qarax gaari ayaa la sheegayaa in goordhow uu ka dhacay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, waxaana ka soo baxaya warar kala duwan.

Qaraxa oo ahaa mid gaari ayaa waxaa ay wararku sheegayaan inuu is qarxiyey kadib markii ay xabado ku rideen hey’adaha amniga agagaarka Sayid ee bartamaha Muqdisho.

Gaarigan oo ku socday bar kontarool ayaa ka dhego adeegay amarka askarta, kadibna isku dayey inuu xoog u dhaafo, laakin markii la xabadeeyey qarxay.

Lama oga khasaaraha ilaa iyo hadda, wixii warar dheeraad ah, kala soco halkan.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this