Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Jabuuti Oo Kulan La Yeeshay Madaxweynaha Faransiiska

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Paris)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa dalka Fransiiska kulan kula qaatay Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dalkaas.

Labada madaxweyne waxa ay ka wada hadleen xoojinta xidhiidhka labada dal, arrimaha amniga iyo dhaqangelinta heshiis hore u dhexmaray Jabuuti iyo Faransiiska.

Dhanka kale, waxaa Paris ka dhacay dibadbaxyo lagaga soo horjeeday dowladda Jabuuti isla markaana lagu codsanayay in la sii daayo duuliye Fu’aad Yuusuf Cali oo ku xidhan Jabuuti.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this