Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Xilkii Maxamed Cali Weji Oo Laga Qaaday Oo Xanuun U Jiifa Magaalada Hargeisa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL, Md. Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa Weriye Maxamed Cali Weji ka qaaday xilkii agaasimaha Televationka qaranka Somaliland isaga oo xanuun u jiifa Magaalada Hargeisa,Waxaana xilkaasi loo magacaabay Cabdirisaaq Cismaan oo ka tiraan warbaahinta qaranka.
Maxamed Cali Weji Waxa loo magacaabay agaasimaha waaxda dhaqanka ee wasaaradda warfaafinta somaliland.

Wasiir Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa sidoo kale agaasimeyaal cusub u magacaabay qaar ka mid ah Waaxaha Wasaaradda, halkuu isku beddel ku sameeyey qaar kalena.

Sidaasna waxa lagu sheegay Warsaxaafadeed uu soosaaray Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Md. Md. Saleebaan Yuusuf Cali (Koore), waxaanu u qornaa sidan:-

149849123_4059180290782746_5023295204880

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this