Sign in to follow this  
Deeq A.

Suldaankii Guud ee Soomaaliland oo Hargeysa ku geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Alla naxariistii haka waraabiyee waxaa geeriyoodey Suldaanka Guud ee Waqooyi Galbeed Suldaan Maxamed Suldaan Cabdulqaadir.

Suldaanka oo ahaa Nin Da’ ah ayaa maanta ku geeriyoodey Magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland, waxaa tacsi loo dirayaa Qoyskii uu ka geeriyoodey Marxuumku, waxaa sidoo sidii kale loo tacsiyeynayaa Isimada Somaliland iyo Shacabka.

Puntlandi.com

Hargeysa

The post Suldaankii Guud ee Soomaaliland oo Hargeysa ku geeriyooday appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this