Saalax Posted February 12, 2021 AUN.His sultanate lineage dates back to 18th century. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted February 13, 2021 Illaahey ha u naxariisto, samir iyo iimaan Illaahey ha siiyo ehelkiisi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted February 13, 2021 Alle ha u naxariisto Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 14, 2021 Eebbe ha u raxmado marxuumka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted February 15, 2021 Ilaahay ha u naxariisto marxuunka but I didn't elect him. I don't support dictatorship even if it is just cultural. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted February 15, 2021 Allaha u naxariisto suldaanka. Suldaanka looma doorto sida duqa hargaysa. Waa dhaqan soo jireena oo sida boqortooyada laysaga dhaxlo, waa maamuus lagu qadariyo awoowayaashii hore, oo ahayd talada ay wada gaaraan si madax banaan inuu asagu gudoonka yeesho waa dhaqan qurux badan oo sida baarlamaanka oo kale ah. Waa la maal-geliyaa oo qabiilkoo dhan yaa xoolo siiya si uu kaligii mas'uuliyad wayn u qaado, mararka qaarna, waxaa dhacda inuu kaligiis mag bixiyo. dictator meelna kamasoo galo hoosna looma dhigo ugaaska, boqorka, malaaqa, suldaanka, beel,-daajaha, waberka Iwm. Waxaa dhacda in mararka qaar dhimashadiisa ka dib, wiilashiisa la kala doorto oo laga yaabee in qaarkood fudud yihiin ama balwad leeyihiin xanuunsan yihiin, taasna waxaa kala saara qabiilka wax dooranaya. Waa loo duceeyaa haday dhintaan haday nool yihiin labadaba waana laga ducaystaa. baryahan danbe waxaa soo baxay dhaqan xumo aflagaado loo gaysto waxaana filayaa inay sabab u tahay gaalada lagu fidnoobay iyo dhaqan guurka ku dhacay awlaadii saalaxa ahayd. Mar labaad naxariistii jano allaha ka waraabiyo wuxuu ahaa sidaan maqlay, suldaan fac wayn oo soo jireena. Eed laga waayi maayo soomaali macawis jiidanaysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites