Sign in to follow this  
Deeq A.

XF Soomaaliya oo war kasoo saartay kiisaskii ugu dambeeyey ee Covid-19

Recommended Posts

Deeq A.   

War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa faah faahin looga bixiyey kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Covid-19.

Qoraalka wasaaradda ayaa lagu sheegay in cudurka uu kusoo laba kacleeyey dalka, islamarkaana Muqdisho laga diiwaan-geliyey 27 kiis iyo 1 xaalad oo HirShabelle ah.

Halkan hoose ka aqriso:-

2021 Soomaliya: 620

Laga Helay: 28

Banadir: 27

Hirshabelle: 1

Lab: 22

Dhedig: 6

Dhimasho: 2

Tirada Guud ee Laga Helay: 5,013

Bogsashada Guud: 3,733

Dhimashada Guud: 144

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this