Sign in to follow this  
Deeq A.

Itoobiya Oo Ka Digtay Dagaal Aan Dhammaad Lahayn Oo Ay La Gasho Suudaan.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Addis Ababa)-Danjiraha Itoobiya u fadhiya Suudaan ayaa FBC u sheegay in arrinta soohdintu ay tahay dhibaato kale oo barbar socota wadahadallada biyo-xidheenka.


“Waxa laga yaabaa in Suudaan ay is leedahay Itoobiya waxa ay joogtaa xilligii ay ugu jilicsanayd, taasi waxa ay la micne tahay in Itoobiya na ay xilli kale la sugto Suudaan, islamraakana la galo dagaal aan dhammaad lahayn.” Ayaa uu yidhi.


Wasiirka arrimaha Dibadda Itoobiya, Demeqe Mekonnen Xasan ayaa isna shalay sheegay in Suudaan ay weli waddo dhul-ballaadhsi, barakicin iyo burbur hantiyeed.


Sharciyaqaannada Itoobiyaanka ah ayaa ku doodaya in aan shaki ku jirin in Masar ay gadaal ka riixayso Suudaan.


Itoobiya ayaa ku baaqayday wadahadal nabadeed.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this