Sign in to follow this  
Deeq A.

Suldaankii Guud Ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Alle ha u naxariisto Suldaankii guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo goordhaweyd ku geeriyooday magaalada Hargeysa,

Geerida Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir waxa xaqiijiyay ehelada Suldaanka

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this