Sign in to follow this  
Deeq A.

Ururada Bulshada Rayidka ah yaa soo jeediyey in shirka 15 Febraayo lagu qabto Muqdishu

Recommended Posts

Deeq A.   

Isutaga Ururada Bulshada Rayidka ayaa soo dhoweeyay, isla markaana taageeray shirkii 15 February ee uu ku baaqay Madaxweynaha hore ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Sidoo kale Isutaga Ururada Bulshada Rayidka ah ayaa soo jeediyey in shirka lagu qabto magaalada Muqadisho.

  • IMG-20210211-WA0019-396x500.jpg

The post Ururada Bulshada Rayidka ah yaa soo jeediyey in shirka 15 Febraayo lagu qabto Muqdishu appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this