Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Faratoon Oo Is-casilaya Iyo Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Pro. Yaasin Xaaji Maxamuud Xiir ayaa dhawaan iska casili doono xilka Wasiirnimo ee uu ka hayo Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi sidoo kale wuxuu istiqaalada shaqo ka tagistana u gudbin doona Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi.

Sababta Iscasilaada Wasiir Faratoon ayaa ah inuu u tartamaayo xildhibaanimada golaha wakiilada ee gobolka Sool laga soo dooranaya hadii uu ku soo baxana jagadaasi uu u tartami doono Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee cusub sida ay ii xaqiijiyen ilo xog ogaal ah oo ka ag dhow Wasiirka.

Wasiir Faratoon ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay xukuumadihii kala danbeyey ee Somaliland soo mara.

Weriye Luqmaan Mxamed.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this