Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Beledweyne oo sii deysay dad ku xirnaa magaaladaasi

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda magaalada Beledweyne oo maanta la horgeeyay 7 ruux oo isugu jira rag iyo dumar ayaa amartay in lasii daayo, kadib markii lagu waayey dambigii lagu soo eedeeyey.

Dadka lasii daayay ayaa kala ahaa afar rag ah iyo saddex dumar ah, waxaana lagu soo eedeeyey kicin dadweyne & inay ka qeyb-galeen shirar ka dhan ah maamulka.

Halkan hoose ka aqriso:

qoraalka-siideynta (1)

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this