Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada Qalabka sida oo soo celinaya dhoolatus-yadii hore

Recommended Posts

Deeq A.   

Genaral Maxamed Tahliil Biixi oo ah taliyaha ciidamada Dhuulka ee Xoogga dalka oo u warramayey warbaahinta ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dib u dhiska ciidamada.

Taliyaha ayaa sheegay inay dib u soo celin doonaan dhoolatus-yadii ay sameyn jiraan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo lahaa haaneed gaar ah oo lagu yaqaanay.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in nabadda haatan lagu naaloonayo ay laf-dhabar u yihiin ciidamadu, islamarkaana ay sii laba jibaari doonaan dadaalladooda ay wadaan.

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sanadihii u dambeeyey kor u qaaday dhisida ciidamada iyo tababaradooda, si loo soo celiyo cududii ciidamada Soomaaliyeed.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this