Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Musharixiinta “Waxaan taageereynaa qabsoomida Shirka Muqdisho ee Puntland iyo Jubbaland ku baaqeen

Recommended Posts

Deeq A.   

Midowga Musharixiinta ayaa baaq ay soo saareen waxay muujiyeen inay kaxwalwalsan yihiin waxay ku tilmaameen Jahawareer iyo hubin la’aanta Xiliga kala guurka.

Murashixiintu waxay soo dhaweeyeen Shirkii ay ku baaqeen Puntland in la isugu yimaado Muqdisho , baaqaasoo Jubbaland ay iyana ku baaqeen.

Murashixiintu waxay soo dhaweeyeen in la isugu yimaado si degdeg ah Shir ay kasoo qayb galaan Dhamaan Saamilayda Siyaasada.

waakan hoose baaqii Murashixiinta

B9C0807F-B4AC-4AC5-8A6D-60FF48139C21-422

The post Golaha Musharixiinta “Waxaan taageereynaa qabsoomida Shirka Muqdisho ee Puntland iyo Jubbaland ku baaqeen appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this