Sign in to follow this  
Deeq A.

Rooble “ Waxaan idiin sheegayaa Nin aan kuu furi doonin yuunan kuu rarin”

Recommended Posts

Deeq A.   

Raysal wasaaraha Xukuumada Wakhtigeedu dhamaadey ayaa maanta u jeediyey Xildhibaanada Aqalka hoose Warbixin ku saabsan Waxqabadiisii Sadexdii loosoo ee kasoo dhaafay.

Raysal Wasaaruhu wuxuu warbixin Guud kusoo koobay Waxqabadka Xukuumadiisa boqolkii maalmood ee ay Xilka heysay.

Raysal Wasaaruhu wuxuu kaloo dhambaal dadban u diray Mucaaradka oo uu sheegey inaan cidna laga yeelayn iney khalkhal Siyaasadeed Abuuraan. Wuxuuna ku mashmaahay , “Nin aan kuu furi doonin tuu kuu rarin”. Tasoo uu ula jeedey Anaga cid aan ahayn Dalkaan waxtar umalaha.

Gudoomiysha Baarlamaanka ayaa ka hor Khudbada Raysal wasaaraha wuxuu kacdigey in Uusan Raysalcwasaaruhu ka hadal wax dhaafsiisan Waxqabadkiisa 100 maslmood.

Puntlandi.com Muqdisho

Puntlandi.com Muqdisho

The post Rooble “ Waxaan idiin sheegayaa Nin aan kuu furi doonin yuunan kuu rarin” appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this