Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking News— Garowe “ Shirka Farmaajo ku baaqay waxaa Mudan Muqdisho in lagu qabto”.

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowlada Puntland waxay iska fogaysay Shirka uu Madaxweynaha Xilkiisu ka dhamaadey uu ku yaboohay in Garowe lagu qabto, Puntland waxay soo jeedinaynaa in shirka lagu qabto Mogadishu si fursad loo siiyo ka qaybgalka Beesha caalamka iyo Saamileyda siyaasadeed

Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa ku yaboohay in shir wadatashi lagu qabto Garowe isagoon kala tashan Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni.

Sida ay Warbaahinta Puntlandi.com ay Xogta ku hayaan Shirkaan Shirkaan uu ku yaboohay Mudane Farmaajo kalama uusan tashan Puntland.

  • Screenshot_20210209-225529_Facebook-502x

The post Breaking News— Garowe “ Shirka Farmaajo ku baaqay waxaa Mudan Muqdisho in lagu qabto”. appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this