Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaano gaaraya 100 oo sheegay in Madaxweynuhu dhacay, Midaysan aan loo kordhinayn

Recommended Posts

Deeq A.   

Ugu yaraan 90 Xildhibaan oo maanta ku shiray Hotel ku yaal Muqdisho ayaa shaaciyey in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu wakhtigu ka dhamaadey, isla markaasna aan sinaba looga hadli karin Wax mudo kordhin ah.

Xildhibaaadu waxay Cambaareeyeen Ciidamadii dharcadka ahaa ee Gudaha usoo galay Baarlamaanka Shalay oo isniin ahayd.

Xildhibaanadaan ayaa ku dhawaaqay inay sameysteen Isbahaysi la magacaabay Badbaadinta Qaranka, ayna ka shaqaynayaan sida Dalka.

Puntlandi.com Murqdisho

The post Xildhibaano gaaraya 100 oo sheegay in Madaxweynuhu dhacay, Midaysan aan loo kordhinayn appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this