Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo : – Cabdiraxmaan Cabdishakuur “ Beesha Caalamku yaysan Wakhti ku lumin Ninka maanta Ciidanka soo gashay Baarlamaanka”

Recommended Posts

Deeq A.   

Midowga Musharixiinta oo maanta Shir jaraa’id Qabtay ayaa ka hadlay Xaalada Dalka, Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Shirka jaraa’id ka hadlay ayaa sharaxay Xaalada Madaxweyne Farmaajo.

CC Warsame wuxuu sheegey in Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu Wakhtigiisu dhamaadey, Haduu doonayo inuu xoog kusii joogo waan is arkaynay ayuu yiri,

Wuxuu intaas raaciyey in maalmaha soo socda ay sheegayaan Talaabada ay qaadayaan haduu isku dayo inuu Xoog ku joogo Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey.

CC Warsame wuxuu baaq u diray Beesha Caalamka wuxuuna yiri Wakhti haku luminina Maxamed Farmaajo, mandate umalaha Inuu ka hadlo Doorashada iyo Siyaasada, ayuu yiri CC Warsame.

Halkan ka fiirso Shirka jaraa”id ee Golaha Midowga Musharaxiinta :

Puntlandi.con Muqdisho

The post Daawo : – Cabdiraxmaan Cabdishakuur “ Beesha Caalamku yaysan Wakhti ku lumin Ninka maanta Ciidanka soo gashay Baarlamaanka” appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this