Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciyaaryahan Hanti Dhowr “Dalkeena Horomar Ayaa Ka Jira”

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciyaaryahanka Kooxda Kubbadda Cagta Som United Axmed Cabdi Maxamed (Hanti Dhowr) ee ka ciyaara horyaalaa heerka afaraad dalka Sweden ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka jirto rajo weyn oo soo kabasho,wuxuuna intaa ku daray in laacibtiinta Som United ay aad ugu heleyn safarkii is dhaxgalka bulshada ay ku imaadeen magaalada Muqdisho sanadii la soo dhaafay.

Sequence-495.00_01_37_19.Still002-1024x7

“Waxaa filaayay in dalkeena uu burbur sanyahay,balse maanta cidna igama sheekaynaysa aniga ayaa indhahayga,waxaana xaqiiq ah in Soomaaliya ay ka jirto rajo wanaagsan,waxaan dhamaan dhalinyarada qurbajoogta u sheegi lahaa in ay ku soo laabtaan dalkeena” ayuu Goobjoog Sports u sheegay laacaibka Axmed Cabdi Maxamed (Hanti Dhowr)

Sidoo Kale Aqriso Warar Ku Saabsan Som United

Maxamed Cabdiqaadir Sheekhdoon “2020 Waxaan Gaarnay Guulo Waaweyn”

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this