Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16127799988390949.jpg?resize=720%

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Dhuusamareeb, ayaa maanta dib ugu soo laabtay Garoowe.

Madaxweyne Deni ayaa ka qeybgalay shirkii fashilmay ee madaxda Soomaaliya ku yeesheen magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, kaas oo looga hadlayay khilaaf ka taagan doorashada Soomaaliya.

Madaxweyne Deni ayaa la faliyaa in uu saacadaha soo socda ka warbixyo shirkii fashilmay ee Dhuusamareeb iyo shirar ka dambeeyay oo ay madaxda Dowlad Goboleedyada yeesheen.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this