Deeq A. Posted February 8, 2021 Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdigiisii ku sugnaa Dhuusamareeb waxay goor dhaweyd soo gaareen Garowe. Madaxweymaha ayaa maalmahaan wuxuu ku signaa Dhuusamareeb halkaasoo ugu dambeyntii aan wax xal ah looga gaarin Qaabka Doorasho ee Dalku aadayo. Madaxweyne Farmaajo ayaa Madaxweyne Deni ku eedeeyay inuu isagu Masuul ka yahay in horay loo socon waayo balse Madaxweyne Deni Shaqsiyaad wali jawaab kama bixin eedeyntaas, Madaxweyne Farmaajo wuxuu isagu ku guul daraystay inuu Dalka gaarsiiyo Doorasho nooc uun ah. Puntlanfi.com Garowe The post Madaxweyne Deni isna waa soo laabtay appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites